Haweenka Dhoobley oo loogu baaqay qaadashada fariimaha wacyigalinta Dhaqaatiirta

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah Gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo Caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa ugu baaqay Haweenka guryaha jooga inay Qaataan Talooyinka Caafimaad ay bixiyaan Gabdhaha ka shaqeeya mashruuca Marwo Caafimaad oo ah mid loogu talagalay kor u qaadista Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka.

Juuweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.