Garoon Ciyaareed oo laga dhagax dhigay degmada Guriceel ee Gobalka Galguduud

0
116
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay goob loogu talo galay in laga dhiso garoon kubada cagta ah oo ay yeelato degmada Guriceel ee gobalka Galguduud ayna kaqayb galeen madax iskugu jirta heer Galmudug iyo heer degmo ayaa lagu qabtay degmada Guriceel.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.