Wasaaradda waxbarashada XFS oo wada qorsho lagu diiwaan gelinayo jaamacadaha dalka

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka waxbarshada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo magaalada Muqdisho uga qeyb-galay kulan dood furan oo ku saabsan sidii loo horumarin lahaa waxbarshada ayaa sheegay in wasaarada waxbarashada XFS ay wado qorshe lagu tayeeynayo waxbarashada dalka,gaar ahaan jaamacadaha kuwaasi oo lagu sameyn doono tira koob iyo diiwangelin si loola socdo xogahooda.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.