Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland oo qabatay shirka billaha

0
50
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulanka bilaha ay qabto Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid ah hay’adaha ka shaqeeya dowlad goboleedka Jubbaland iyo wasaradaha ka dhisan Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.