Dunida oo maanta Laga xusaayo maalinta Raadiyaha Adduunka

0
126
Kismayao(Idaacadda Waamo)-Maalinta Raadiyaha Adduunka ee 2023, UNESCO waxay iftiimisay raadiyaha madaxa bannaan inuu yahay tiir hortaggan colaadaha iyo nabad-la,aanta dalka.
Iskahorimaad hubeysan oo u dhexeeya waddamo ama kooxo ka tirsan waddan ayaa sidoo kale laga yaabaa inuu u beddelo iskahorimaadka sheeko-warbaahineed. Sheekadu waxay kordhin kartaa xiisadaha ama waxay ilaalin kartaa xaaladaha nabadda.
Marka laga hadlayo tabinta iyo wargelinta dadweynaha, idaacadaha waxay qaabeeyaan ra`yiga dadweynaha waxayna dejiyaan sheeko saameyn ku yeelan karta xaaladaha gudaha iyo kuwa caalamiga ah iyo hababka go`aan qaadashada.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.