Dib u dayactir lagu sameeyay Ceel-biyoodka deegaanka marjiicleey ee Gobolka Galgaduud

0
63
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ceel-biyoodka Deegaanka Marjiicley ee gobolka galgaduud ayaa dib u hagaajin casri ah iyo qalabeyn solar system ah lagu sameyay si looga maarmo shidaalka matoorka oo markii hore bulshada deegaanka ay ku dhib qabeen waxaa sidookale dib u dayactir lagu sameeyay ceelka oo bulshada ka cabanayeen biyo yaraan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.