Dhalinyaro la yimid hal-abuur Ganacsi Baladweyne

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta buskudka, rootig, iyo xalwada kuwaasi oo ku kor ganacsada gaari gacano ay ku wareejiyaan mac macaankan si bulshada ay uga iibsadaan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.