Dhalinyaro is abaabulay oo magaalada Kismaayo ka bilaabay in ay dhir beeris ku sameeyaan xarumaha dowladda

0
178
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhirta waa mid faa`iido u leh dadka iyo deegaanka waana mid ay intifaacsan doonaan jiilalka inaga dambeeya hadii si weyn loo ilaaliyo.
Dhalinyaro is abaabushay oo is xilqaamay ayaa Kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ka bilaabay in ay dhir beeris ku sameeyaan xarumaha dowladda, waxayna hal ku dhig ka dhigteen Jubbaland oo cagaaran.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.