Bulshada Jowhar oo loogu baaqay in ay iska kashadaan Caawinta dadka ay saameeyeen Abaaraha dalka

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaaraha kajira guud ahaan dalka ayaa saameeyay Deegaanno badan oo katirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe  iyadoona Magaalada Jowhar ay usoo hayaameen Dadka abaaruhu ay saameeyeen kuwaasi oo intooda badan ku xoola beelay.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.