Ardayda Dugsiyada Sare ee Dhoobley oo ka hadlay Caqabadaha ka heysta kala Doorashada Kuliyadaha.

0
127
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ka qalin jabisay dugsiyada sare ee ku yaala Magaaladaasi, dhalinyaradan ayaa u hamuun qaba barashada kuliyadaha kala duwan ee jaamacada laga barto si ay hormariyaan waxbarashadooda balse inta badan ardayda ka qalin badalata dugsiyada Sare waxaa lasoo darso caqabado ku saabsan kala doorashada Kuliyadaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.