Waddada isku xirta isgoyska Kaxda iyo Ex-Control Afgooye oo la dhagax dhigay

0
67
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Waddada isku xirta isgooska Kaxda iyo Ex-Control Afgooye, waxaana goob ka ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee maamulka Gobolka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.