Waalidiinta Jowhar oo loogu baaqay in Caruurtooda geeyaan goobaha Waxbarashada

0
64

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Jowhar ee maamul Goboleedka Hirshabeele ayaa hadda waxaa ka furan iskuulaad kuwaasi oo leh fasalada hoose dhaxe iyo sare, waxaana sidoo kale jiraan iskuulo kale oo si lacag la’aan ah wax lagu baro Ardayda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.