Shacabka Degmada Guriceel oo loogu baaqay ka qeyb qaadashada horumarinta waxbarashada

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xasan Mahdi Geedi Xasan Turkey oo ka mid ah xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Guriceel oo dhawaan la sameeyay oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay bulshada ku nool Degmada Guriceel iyo Maamulka Gobalka iyo cid walba oo ka qeyb qaadan karta in ay ka qeyb qaataan horumarinta waxbarashada gaar ahaan dadka reer Miyiga sideey u heli lahaayeen waxbarasho.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.