Haween bartay xirfado kala duwan oo munaasabad ay ku qalin-jabin ah loogu qabtay magaalada Cadaado

0
60
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay ku qalinjabiyeen dufcaddii 7-aad ee haween bartay xirfadaha gacanta ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Mac-hadka Hormarinta Haweenka ee Hibo oo soo saaray haweenka ayaa munaasad qalin jabin ah u qabtay haween bartay xirfadaha gacanta waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, Maamulka Degmada Cadaado, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool cadaado.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.