Biyo yaraan ka jirto degmada Waajid ee Goblalka Bakool

0
83
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ceelasha biyaha degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa biyo yareeyay kadib markii ay daba dheeratay abaarta ka jirta dalka iyadoo ceelashan ay ku tiirsan yihiin dadka iyo duunyada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.