Mac-hadka Safa Academy oo tababar u soo gabagabeeyay Ardayda dugsiyada sare ee magaalada Baladweyne

0
21
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabgabeeyay tababar ku saabsan habka imtixaanada loo diyaariyo iyo sida qofka uu waqtigiis u ilaaliyo kaasoo socday muddo Afar maalmood ah, waxana tababarkan soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka safa Academy.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.