Maamulka Degmada Marka Oo Deegaanka Ceel jaale Ka bilaabay hirgalinta suuqyo loogu talo galay Ganacsatada

0
44
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Si kor loogu qaado Adeegyada Bulshada ayaa Maamulka Degmada Marka wuxuu Deegaanka Ceel jaale Gobolka Shabeellada Hoose Ka bilaabay hirgalinta suuqyo loogu talo galay Ganacsatada iibiya qudaarta iyo kuwa waratada ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.