In ka badan 90 Ardey oo ka qalin jabisay Jaamacadda Baladweyne

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-In ka badan 90 Arday oo baratay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Baladweyne ayaa xaflad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaHiiraan, waxaana ka qeyb galay xaflada qalin jabinta mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada Hirshabelle, maamulada jaamacadaha, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.