Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo qaabilay Madax ka tirsan Safaaradda Norway ee Soomaaliya

0
78

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) ayaa ku qaabilay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta u qaabilsanaha Safaaradda Norway ee Soomaaliya Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Mudane Erling hess Johnsen.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.