Maamulka Degmada Dhuusamareeb oo wada qorshe looga hortagayo xaalufinta dhirta

0
71

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaalufinta dhirta ayaa sababta isbadalka cimilada roob yarida iyo barakaca dadka reer guuraaga ah iyo dhibaatooyin kale.

Gudoomiyaha arimaha bulshada golaha deegaanka dhuusamareeb Dr suleymaan Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maamulka degmada uu wado qorshe looga hortagayo xaalufiinta dhirta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.