Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka Cimilada Soomaaliya oo la kulantay Wasiirka arrimaha dibadda Finland

0
122

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo  Khadiijo Maxamed Almakhzoumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa maanta la kulantay Wasiirka arrimaha dibadda Finland mudane Pekka Haavisto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.