Lambarka uu Enzo Fernandez u xiran doono Chelsea oo La shaaciyey.

0
118

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo dusiyay lambarka uu Enzo Fernandez u xidhan doono kooxda kadib markii maalintii ugu dambaysay ku soo biiray Blues.

Xiddiga Enzo Fernandez ayaa chelsea u xidhan doona Lambarka No.5 ee uu ka tagay xiddiga khadka dhexe ee Jorginho kaas oo ku biiray Arsenal.

Xiddiga Enzo Fernandez ayaa marka hore doonayay in uu xidho Lambarada No.13 iyo No24 laakiin labadaas lambar ayaa haatan ah kuwo ay xiddigo kale xidhaan.

Xiddiga Enzo Fernandez ayaa qalinka ku duugay heshiis ilaa xaagaaga 2031 taas oo la macno ah in uu qalinka ku duugay heshiis 8 sano ah.

Enzo Fernandez’s Chelsea shirt number will be 5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.