Iskuul cusub oo lagu barto Computerka oo laga Furay Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar.

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeele ayaa laga hirgiliyay iskuul lagu barto computerka iyo caafimaadka, waxaana laga furay gaar ahaan xaafada Horseed ee magaalada Jowhar.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.