Isku Aadka Koobka Africa ee 17 Jirada oo La Soo Saaray & Somaliya Oo Ka Qayb Ah

0
93

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xidhiidhka kubada cagta Africa ayaa soo saaray isku aadka Koobka Da’yarka ee xulka qaranka da’doodu 17 jiradatahay.

Tartanka ayaa bilaaban doona 29 April ee soo socota isla markaas dhamaan doona 17 bisha May ee soo socota.

Tartanka waxa ka qayb galaya 12 xul ama dal oo ka mid ah qaarada Africa si ay ugu tartamaan koobka.

Waxa loo qaybiyay 3 Group oo Group-kiiba ku jiraan 4 dal oo isla ciyaari doona.

Xulka qaranka Somaliya ayaa ku aaday Group-ka A iyaga oo la ciyaari doonaa xulalka Algeria, Senegal iyo Congo.

Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran

May be an image of text that says 'C ASTAAN SPORTS AFRICA FNATIONS ISKU AADKA TARTANKA AFRICA- A Algeria Senegal Congo Somalia Nigeria Morocco S-Africa Zambia c Cameroon Mali Burkina Faso S-Sudan 29 APRIL 17 MAY 2023 @astaansports'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.