Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa Muqdisho ku soo geba-gabeysay kulan wadatashi ah

0
120

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kulankaan oo mudo labo maalin ah ka socday Magaalada Muqdisho ayaa ahaa Ansixinta dib u eegista Buugaagta Waxbarashada Aas-aasiga ee Dag Dagg ah ee Heerka 1-baad iyo Maaddada ingiriiska Heerka 2-baad.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.