Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland oo kulan la qaatay Wasaaradaha iyo madax kasocotay UNICEF QM

0
100
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Calamiga ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Xarunta Wasaaradda Qorsheynta ku so dhoweysay Wakiil Xigeenka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya iyo Xubno ka socda Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay u qabilsan Soomaaliya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.