Hay’adda jubba Foundation oo agab iyo Guriyo ku wareejisay qaar ka mid ah barakacayaasha ku nool Degmada Afmadoow

0
157
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada  Afmadow  waxaa kunool qoys barakacayaal kuwaas oo ka sooo barakacay deegaanada sida gaar ah u sameesay abaaraha ka jir dalka, Qoyskan la gaarsiiyay agabka iyo guriyaha loo dhisay ee lagu wareejiyay ayaa waxaa sameeen gaar ah ku yeelaty dabeelaha ka jir  Degmada Afmdow  waxiyna barkacaysha ay bahi badan u qabaan in laga caawiyo adeegayad asasiga u nolsha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.