Deegaanka Balli canyaale oo laga hirgeliyay Iskuul dadka deegaanku ay si isku tashi ah ku dhisteen

0
23
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Balli-canyaale ex Bilcille oo hoostaga degmada Guriceel ee gobalka galgaduud ayaa laga hirgeliyay Iskuul dadka deegaanku ay si isku tashi ah ku dhisteen waxaan hirgaliyay iskuulkaan dalada qeyriga ee baraaruga oo ay kumidaysan yihiin dhalinyarada waxbartay ee dagmada Guriceel.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.