Mid ka mid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo Beeraleyda ugu baaqay in ay ka digtoonaadan cudurada ku dhaca geedaha Liinta

0
25
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdiraxmaan Cabdulahi Cabdule oo bartay cilmiga beeraha isla markaan ku nool Baladweyne ayaa beeraleyda ku nool gobolka Hiiraan ugu baaqay in ka digtoonaadaan cudurada ku dhaca liinta taasoo waayadii danbe ay beeraleyda aad ugu xooganaayeen tacbashadeeda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.