Isku Aadka Wareega 16-ka Koobka FA Cup-ka oo La Soo Saaray

0
114

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 16-ka ee FA Cup-ka iyada oo ay kooxaha qaar ogaadeen kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega xiga.

Kooxaha Man United, Man City iyo Tottenham ayaa ah kooxaha kaga haray waaweynka Premier League tartanka iyada oo kooxaha kale laga reebay.

Kooxaha Man United, Man City iyo Tottenham ayaa kala badbaaday oo aan isku beegmin iyaga oo raadinaya in ay iska xaadiriyaan wareega xiga ee tartanka ee sideed dhammaadka tartanka.

Halkan waa kuwaan sida ay kooxaha isku aadeen wareega 16-ka ee FA Cup-ka.

Man Utd vs Derby/West Ham

Bristol City vs Man City

Wrexham/Sheffield United vs Tottenham

Southampton vs Luton/Grimsby

Leicester vs Blackburn/Birmingham

Stoke vs Brighton

Fulham/Sunderland vs Leeds Utd

Ipswich/Burnley vs Sheff Wed/Fleetwood

May be an image of text that says 'Emirates FACUP FA FIFTH ROUND DRAW SOUTHAMPTON V LEICESTER CITY V LUTON TOWN OR GRIMSBY TOWN STOKE CITY V WREXHAM OR SHEFFIELD UTD BLACKBURN ROVERS OR BIRMINGHAM CITY V BRIGHTON & HOVE ALBION FULHAM OR SUNDERLAND V TOTTENHAM HOTSPUR BRISTOL CITY LEEDS UTD V MANCHESTER UTD V MANCHESTER CITY IPSWICH TOWN OR BURNLEY V DERBY COUNTY OR WEST Ham UTD IES TO BE PLAYED WEEK COMMENCING 27TH FEBRUAR SHEFFIELD WEDNESDAY OR FLEETWOOD TOWN'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.