Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay ka jiraan Duruufo dhanka caafimaadka

0
135

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isku duwaha Wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle ee degmada Buula burde Dr Sakariye Cabdirashiid Samatalis iyo dhaqaatiir kale ayaa adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dadka ku nool deegannada Tardo, Sagaal Geed, iyo Geeda Same ee gobolka Hiiraan kadib markii inta badan deegaanada uu ka dilaacay cudurka Jadeecada.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.