Xaafada howlwadaag ee magaalada Baladweyne oo laga hirgiliyay Garoon casri oo sallax ah

0
158
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa laga hir galiyey Garoon sallax ah kaas oo loogu magac daray garoonka howl wadaag.
Garoonka cusub ee laga hirgaliyey xaafada howl wadaag ee magaalada baladweyn wuxuu ku yimid baahi ay qabeen dhalinayarada kunool xaafadaasi maadaama garoonka uu wax badan ka badali karo baahiyihii dhalinayarada u qabeen garoon salax ah oo ay kubaddu ku ciyaaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.