Macalin Qur’aan oo si bilaash ah Haweenka ku bara Qur’aanka Kariimka Baladweyne

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalin Yaye Yacquub oo ah maamulaha madrasada Al-mustaqiim oo ku taalla xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne ayaa warbaahinta  u sheegay inuu isku xilqaamay inuu si lacag la’aan ah uu Quraanka iyo Salaada u baro haweenka da’da ah ee ku nool xaafadda Buunda weyn.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.