Maamulka Degmada Bardaale Oo dhagax dhigay xaruunta Degmada Oo dib u dhis lagu samaynayo.

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha oo faafahin ka bixiyey muhiimada ay xaruntaani u leedahay bulshada ku nool degmada iyo tuulooyinka hoos yimaada ayaa  maamulka KGS ugu baaqay in ay gacan ka siiyaan horumarinta arimaha bulshada ee degmada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.