Tababar ku saabsan daba-galka iyo daraasaynta Cudurada Xoolaha oo lagu soo gunaanaday Muqdisho

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Muqdisho ee casimaada dalka ayaa lagu soo gab gabeey tababar ku saabsan daba galka iyo daraasaynta Cudurada Xoolaha kaasoo socday muddo 15 maalmood ah, waxana ka qeyb galay howlwadeennada wasaaradda xanaanada xoolaha Soomaaliya.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.