kulan looga hadlayey istaraatiijiyada Arrimaha Deegaanka iyo Dhulka 5-ta sano ee soo socota oo lagu qabtay Baydhabo

0
128
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Bay’ada iyo Duur-joogta dowlada KGS ayaa  Baydhabo ku qabatay Barnaamij ku saabsan Qorista iyo Diyaarinta istaraatiijiyada Arrimaha Deegaanka iyo Dhulka 5-ta sano ee soo socota. Waxaana qorista barnaamij kaan ka qeyb qaatey inta badan shaqaalaha wasaaradaha KG si ay isula gorfeeyaan Arimaha Deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.