Gudoomiyaha Daladda Beeraleyda ee Danwadaag oo sheegay in Beeralayda ay siiyaan Wacyigelin iyo Taageero

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dalada Iskaashatada Beeralayda Gobolka Baay ee Dan-wadaag ayaa waxa ay ka mid tahay Daladaha ka jira magaalada Baydhabo waxyna ka Shaqeysaa Sidii Beerlayda loo siin lahaa Wacyigelin, Tababaro iyo  Taageero la xiriirta sidii ay u hormarin lahaayeen Wax soo saarkooda sidoo kale Dalada ayaa Beeralayda siisaa qalab iyo wax kasta oo ay Cayayaanka waxyeeleeya dalagyada beerahooda  kula dagaalami lahaayeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.