Haweenka Ganacsatada magaalada Baydhabo oo ka hadlay Caqabadaha ay la kulmaan

0
131
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsiga Soomaaliya waxaa laf dhabar u ah Haweenka, hadana waxaa jira caqabado ay la kulmaan kuwaasi oo mararka qaar hor istaaga in ay guula badan ka gaaraan , Ganacsatada Haweenka ee magaalada Baydhabo ayaa u muqdaan kuwa muujinaya dulqaad dhinacyo badan leh oo ay ka mid tahay sare u qaadida Ganacsigooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.