Xirfadleyda Konfur-Galbeed oo codsaday maal-galin

0
8
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dunida Horumartay ayaa inta badan dhalinyaradeeda waxaa la sheegaa in ay leeyihiin Xirfado kala duwan oo ay ku shaqeysan karaan meel kasta oo aduunka ka joogaan, Balse Soomaaliya ayaa aad uga yar Xirfadleyda taasi oo keentey in dhalinta badi ay ka cawdaan shaqa la’aan iyagoo inta badan ay jecel yihiin in ay Xafiisyada ka shaqeeyaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.