Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo furey shirka sharciga dhulka magaalooyinka Koonfur Galbeed

0
180

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Furey Shirka Sharciga Dhulka Magaalooyinka Koonfur Galbeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Baaydhabo
Shrcigan ayaa soo maray golaha sharci dajinta iyo golaha wasiirada ee maamulka koofurgalbeed.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.