Maamulka Degmada Carmo ayaa dhagax dhigay Dhismaha Isbitaalka guud ee Degmadaas

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iispitaalkaan laga dhagax dhigay maanta Degmada Carmo ee Gobolka Bari  Isbitaalkaan ayaa lagu hirgalin doonaa qaab isku tashi bulsho iyo mid maamul waxaana dhagax dhiigasa ka qeyb galay maamulka Degmada mas uuliyiin ka socotay wasaarada caadimaadka Putland  siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Degmadaasi.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.