Howlgal lagula dagaalamayo shididda dhuxusha oo laga bilaabay deegaanada Soomaliland

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Somaliland oo garab ka heleeysa Ciidamada booliska Somaliland ayaa howlgalo lagula dagaalamay shidida dhuxusha ka sameeyay deegannada kala ah Booleey, Garayood, Cabdalla-guran Gobolka Daad-madheedh.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.