Guddiga Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland oo faah-faahiyay howlaha shaqo ee Hay’adda iyo qorshayaasha u degsan sanadkanan

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Dowlad Goboleedka Jubbaland ay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo dib u dajin ugu sameeysay dadkii Xoolahooda ku waayay abaarihii darnaa,iyadoo sidoo kale kuwii saameeynta ay ku yeesheen Fatahaadihii dalka,ayaa waxaa soo kordhaya tirada baracayaasha ee soo gaaracay xerooyinka.

Gudoomiyaha guddiga barakacyaasha iyo qaxootiga Jubbaland Cali Aadan Cali ayaa faah-faahiyay howlaha shaqo ee Hay’adda iyo qorshayaasha u degsan sanadkaan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.