Dhismayaasha Gurha casriga ah oo saameeyay Dumarka ka shaqeeysto dhisidda Guryaha Carshaanta

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismayaasha loo dhisaayo qaabka casriga ah ee magaalada Kismaayo waxaa ay meesha ka saareen dad badan oo xirfadleey ahaa kuwaasi oo inta badan  dhisi jiray Guryaha Carshaanta ee lagu dhiso carro madowga iyo Digada Xoolaha.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.