Suuqa Xoolaha ee magaalada Baydhabo oo is badal laga dareemayo

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta Badan marka laga hadlo bulshada ku nool deegaanada koonfur Galbeed ee soomaaliya waxaa ay noloshooda Ku tiirsan tahay xoolaha iyo Beeraha, Waxaana dadka ku nool baadiyaha ay yihiin kuwa Magaalada u iibkeena xoolaha iyo dalaqyada uga soo go’a beeraha.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.