Masjid laga hirgeliyay deegaanka Gadoon oo la daah-furay

0
79

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Gadoon ee hoostaga Degmada Dhuusamareeb ee caasimada Gowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay munaasabada xariga looga jaray masjid deegaan laga dhisay waxaana munaasabada xarig jarka masaajidka ka qeyb galay culumada deegaan waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gadoon.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.