Biyo xireeno lagu sameeyay 11 goobood oo uu ka fatahi jiray wabiga Jubba Ee mara degmooyinka Baardheere iyo Dooloow

0
124

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Federaalka Doomalia oo maamullada degmooyinka Baardheere iyo Dooloow ku wareejisay 11 goobood oo laga dayactiray jiinka webiga Jubba kuwaasi oo uu markii hore wabiga ka sameyn jiray fatahaado mas uuliyiinta maamulada degmooyinka Baardheere iyo Dooloow oo goobta ka hadlay ayaa ka mahad celiyay mashruucan biyo xirrenada loogu sameeyay Degmooyinka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.