Mid ka mid ah Dhaqaatiirta Dhoobleey oo ka digay saamaynta cudurka Cagaar-showga

0
161

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cagaar-showga waa erey dhanka Caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan, waxaa uuna u kala baxaa dhor nooc oo kala ah  Cagaar-showga A, B iyo C  waxaana keeno Jeermiska cudurka sababa ee virus.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.