Maamulka Deegaanka Qaam-Qaam ee duleedka kismaayo Oo Codsay In Loo Hirgaliyo Xaruunta Hooyada Iyo Dhalaanka

0
185
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyado maalmihii ugu dambeeyay ay xaalado Bani aadanimo ay ka jireen Deegaanka Qaam-Qaam Ee waqooyiga Magaalada kismaayo ayaa waxaa wali isasoo taraya Baahiyaha dhinaca caafimaadka ah ee kataagan Deegaankaasi.
Gudoomiyaha Deegaanka Qaam-Qaam cali faarax ismaaciil cali shaarub Oo Maanta Wareysi Gaar ah Siiyay Idaacada waamo ayaa sheegay in wali deegaankaasi ay ka jiraan baahiyaha dhinaca adeegyada Bulshada oo u baahan in wax laga qabto.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.