In ka badan 50 ardey oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Al Luqmaan ee Baladweyne

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka iskuulka Al luqmaan ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiraan ayaa sanadkaan Fursado waxbarasho Bilaash siiyay In kabadan 50 Arday kuwaas oo isugu jira Agoon iyo Danyar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.